Waxa Lagu Xasuusta Boqorkii Kubada Cagta Ee Pelle Inu Ahaa Ciyartooyga Kaliya Ee Dhaliyeey In Ka Badan 1000 Goal
Balse Waxa taasi Jabiyeey Xidigi Hore Ee Fc barcelona Romario Oo goal penlity aah Oo uu Dhaliyeey Shlaay Galaab
Sidasi Ku Noqdeey Xidiga Goal Dhaliinta Addunka Heysta Marka Laga tago Pelle
Xiddigani Oo Haada UU Ciyara kooxdisu Hore EE Vasco De Gama Waa Kooxdi Uu ku Bilabeey Kubada Cagta
Xidigaani Romario hadaba Xidigano OO horreey Ugu Soo Ciyareey Koxaha Vasco De Gama . Psv Eidh
Fc Barcelona . Valancia Iyo kooxa Kale oo kala Duwaan OO Kale ROmario Waa Mucjisada KUbada Cagta
Addunka Marka Laga Tagoo Pelle Iyo Mardona hadaba Romario waa Xiddig Aad ugu Caan Baxeey Kuubada Xaagta
Romario Waxa UU Hada Jira 40Sano Walina kama Dhamaan Kubada Caagtu Romario Waa Xiiddig aad Uu
W A N A G S A A N
www.jamjam.vip-blog.com
profjamjam@hotmail.com
QORE Yusuf Ali