| Accueil | Créer un blog | Accès membres | Tous les blogs | Meetic 3 jours gratuit | Meetic Affinity 3 jours gratuit | Rainbow's Lips | Badoo |
newsletter de vip-blog.com S'inscrireSe désinscrire
http://jamjam.vip-blog.com


JAMJAM
VIP Board
Blog express
Messages audio
Video Blog
Flux RSS

JAMJAM

VIP-Blog de jamjam
  • 81 articles publiés
  • 3 commentaires postés
  • 1 visiteur aujourd'hui
  • Créé le : 08/01/2007 14:58
    Modifié : 02/06/2007 11:03

    Garçon (21 ans)
    Origine : Welcome This Website
    Contact
    Favori
    Faire connaître ce blog
    Newsletter de ce blog

     Septembre  2025 
    Lun Mar Mer Jeu Ven Sam Dim
    01020304050607
    08091011121314
    15161718192021
    22232425262728
    29300102030405

    DHIBATADA UMAADA SOMALIA

    02/06/2007 11:03

    DHIBATADA UMAADA SOMALIA


    SOMALIA MAXA HEYSTA

    aniga iyo boqolaal Somalia w axan is dhahi karaaya shirka  Somalia  ku balaan santahay magaalo madaxda wadanka ee moqadishu waa mid qaali Aah

    madamo la iskugu kenaaya Odayaal Dhaqaanka Somalia Taasi waan Dhahi karayaa Waa guul iyo Fursaad Daad 17Sano isku laynayeey Xanuunka Qabiilka

    waxan Dhahi karaaya Waxa Daawo uu noqon karaaya in la iskugu keeno Odayaal Dhaqaanka Somaliyeed

    Dhanka Dowlad DFKG Somalia Waxan Dhahaya Waxay SOmaliaya Ku Burburtay Oo Hurumar uu gaari Weysey Waa Dhibatada Qabiilka

    Cadalaad Daro Iyo Aqoon La’aan                               I.W.M

    Marka Waxan dhahaya dowlada Somaliyeed ha uso xusho dadka ku qeyb galaya shirka sii Cadalaad iyo Sinaan ah

    Dhanka odayaal Dhaqaanka Waa ineey Is Cafiyaan oo belaha Eey Matalaan aay heshiyaan oo is Cafiyaan si dhab aah

    Waxan kale oo dowlada uu shegayaa ineey ka qeyb galiyaan shirka 

    Daadka ka soo horjeeda iyo iyadoon la egeeyn waxii hore

    Dhanka Daadka somalida aah wooda fodaada iyo qaraxyada waxan leeyahay hadi aad sii wadan waxa dhacaya inu waadan keenu noqoon doono sida wadanka ciraaq oo kale

    Hadi aad eey donayaan daadka wada dhibka ineey ethopoia iskaga baxdo Somalia waa ineey dowlada Ku Biraan Lana Shaqeeyn

    Marka Ka Diib Ethopia waxay ku qasbaan tahay ineey Somalia iskaga baxdo Lakiin hadi maliin Aay Sii wadan Dhibkaan waxa Dhimanaya maliin walba Qof Somalia oo aan waxba galabsan

    Hadaba Somaliyeey Tashada oo maliin walba yaan la idiin taliin

    Write Yusuf

     

     

     

    Maxay Soomaaliya ku Heshiin karta>

    ·        Ku Dhaqanka Sharecada islamka

    ·        Cadalada oo lagu Dhaqmo

    ·        Qabiilka Oo La jojiyo

    ·        Dib iskugu celiinta Hantida La kala Dhacaay

     

     

     

    Maxay Somaliyi Ku Dagaalantay >

     

    ·        Aqoon la’aan

    ·        Musuq-Masuq

    ·        Cudur Qabiil

    ·        Cadalaad Daro

     

    Hadaba Waxa Kale Oo Ka Miid Aah Dhibatada Somalia Haysata Ila Manta

     

    Waa Fahaan La’aan Dowlaad Nimo OO aan Shaqsi Somalia ahi Fahmiin Micnaha Dowlaada Oo hadi Shaqsi Somalia la Doorto waa Reer Hebeel Iyo Reer Hebeel Miya Noo Taliinaya Anaga waa Dhibka Somalia

    Taasi Dhaab ahaan waxa kenaaya Aqoon La’aanta Micnaha Dowladeed

    Hadaba Waxan U Dardarmaya Somalida

    (Somalia Waa Somalia ) Taasi Ha La Fahmo Cudurka Qabiilkana ha La iska Tirtiro

    ILLAHAY HA INA WAFAJIIYO WADADA KHAYRKA

                                         AMIIN    AMIIN                                            .

    Please Help The PEace Of Somalia

    Www,jamjam.vip-blog.com

    jamjam.vip@gmail.com






    WARAKA CIYAARAHA .

    31/05/2007 16:23

    WARAKA CIYAARAHA .


    thierry henry

    T.HENRY AYAA SHACIYEEY INU KA BAQOOLAYO SII RASMI AAH  KOOXDA UU U SAFTO EE ARSENAL HADALKAAN AYAA DHABAR JAAB KU NOQOON DOONA KOOXDA ARSENAL PALSE LAMA HAAYO KOOXDA UU WAREGI DOONA  WAXASE DOONAYA CIYARTOYGAAN KOXAHA INTERMILAN. BARCELONA . IYO JUVENTUS OO KA KALA DHISAAN DALALKA IYO

     

     

    thierry henry Kabtanka Arsenal

    Anderson

    XIDDIGA CAANKA AAH EE DALKA BRAZIL ANDESRON AYAA LA SHACIYEEY INU 25M UGU WAREGEEY KOOXDA REER ENGLAND EE MANCHESTER UNITED ANDERSON OO  19SANO JIRA AYAA SHEGEEY KADIB MARKA UU SOO GARAAY MAGALAD MANCHESTER INU AAD ULA DHACEEY INU KA DHICAAN CIYAARO XIDDIGA AADKA UU WANAGSAN EE C.RONALDO TAASI WAA RIIYO AAD IGU RUMOWDEEY WAAYO RONALDO WAA CIYAARTO AAD UGU WANAGSAN KUBADA CAGTAA SIDASI WAXA DHAHEEY CIYARYAHAN ANDERSON OO SAXAFADA LA HADLAYA SIDO KALE ANDERSON WAXA UU AMANEEY WAYNE ROONEY IYO XIDDIGAHA DHAMAAN MANCHESTER UNITED CIYAARTOYGA OO KA MIID AAH XIDDIGAHA BRAZIL EE KOOBKA COPA AMERICA UGA QAAYB GEELI DALKA BRAZIL AYAA AAD UGU FARAXSAN RIYAADAN UU RUMOWDEEY IMINKA WAA DEGANAHAY AYUU DHAHAY ANDERSON

     

     

    anderson

    Owen Hargreaves  OO UU SOO WAREGEEY KOOXDA MANCHESTER UNA SAXIIXAYA HESHIIS SACADAHA SOO SOCDA CIYAAR TOGAAN AYAA NOQONAYA CIYAAR YAHANKI MUUDO 24SACO KAA YAR UU SOO WAREEGA MANCHESTER UNITED WAA ARIIN CAJIIB AAH  MANCHESTER UNITED AYAA SHEGTEEY OO KU SHACISEEY WEBSITE-KA EEY INTERNET-KA KU LEDAHAY INEEY LA W AREEGTEEY Owen Hargreaves OO BAYER MUNICH HOORA UGU SAFAAN JIREEY  HADABA WAA TAAN TARIIKHDA Owen Hargreaves OO AAN IDIIN SOO KOBAAYO

     

    PROFIL

     

    Born: Calgary, Canada, 20 January 1981
    Position: Midfielder
    Team Honours: German Bundesliga 2001, 2003, 2005, 2006
    Champions League: 2001
    Intercontinental Cup: 2001
    German Football Federation Cup: 2003, 2005, 2006
    German League Cup 2004
    Individual Honours: European U21 Player of the Year 2001
    England Player of the Year in January 2007.

     

     

     

    Munich's Owen Hargreaves

    MANCHESTER UNITED OO LA WAREEGTEY CIYAAR YAHANKA WERAARKA UGA CIYAARA XULKA WADANKA PORTUGAL IYO KOOXDA SPORTING LISBON CIYAAR YAHAAN NANI OO SII TOOSA UGU WAREEGAYA MANCHESTER UNITED CIYAAR YAHAN NANI WAA CIYARYAHAN AAD UU LA YAAB BADAN MARKA AAD EEGTO KUBADA CAGTA WADANKA PORTUGAL WAAYO WAXA UU U SAFTEEY KOOXDA SPORTING ISAGO 18SANO JIRA AYUU SAFTEEY 29CIYAROOD OO KA MIID AAH HORYAALKA WADANKA PORTUGAL SUPER LEAGUE  WAXANA UU DHALIYEEY 5GOAL HADABA NANI WAA CIYAARTO AAD UGU WANAGSAN DHANKA KHAL KHALIINTA DUFACYADA  WAA CIYAARTO MUSTAQBAL WANAGSAN LEEH DHANKA KUBADA CAGTA NANI  MAGACIISA OO BUUXA WAA :- Luís Carlos Almeida da Cunha

     

    WAXA UU DHASHEEY SANADKU MARKA UU AHA :- Born: Amadora, , 17 November 1986

     

    WAXA EEY ISKU MAGALO KU DHASHEEY CRONALDO OO ISNA MANCHESTER UNITED UU CIYAARA

     

     

    Nani

    www,jamjam.vip-blog,com

    jamjam.vip@gmail.com

    qore Jamjam Ali






    WARARKA CIYAARAHA

    31/05/2007 09:37

    WARARKA CIYAARAHA


    Josse Mourinho Iyo Ghana

    Tababaraha Kooxda Chelsea jose Mourinho   Ayaa Boqasho Ku tegeey Dalka Ghana Ee Qaradena Africa Tababataha kooxda Caanka Aah Ee Chelsea Ayaa Waxa Halkasi Ku Soo Dhaweeyeey Dhaliinta Ciyaraha Dalka Chana Iyo Waliba Raga Ugu Sareeya Wadanka Gana Sida Wasiirka Ciyaaraha Dalka Ghana Ghana Waa Wadana Aad Looga Jecel Yahay Dalka Ghana Madamo Ciyartooga Ugu Caansana Dalka Ghana Ee mikel Essien   Oo Ah Xiddig Uu Dhela Dalka Ghana

    ANDERSON

    Ciyaartooga Anderson Oo UU Ciyaara Kooxda Caanka Aah Ee Fc Porto Ayaa la Shaciyeey Inu UU Waregaya kooxda Mancheste United Lacaag Dhaan 25Malyuun Oo Lacaagta Yurub Aah Hadaba Anderson, Waa Ciyaartoo Dhaliin Yaar Una Dhasheey Dalka Brazil Waxana lagu Tiriyaa Xiddig Mustaaqbal Wanagsan Leeh Oo Robiniho Iyo Diego La Miid Aah Waa  Xiddiga Aad Uu Kubaad Wanagsan

    ANDERSON FC PORTO

    Gabriel Heinze

    Hiyaar Yahan ka Kooxda manchester United Uga Ciyaara Dhanka Dafaca Ee gabriel Hienze Ayaa Uu Muqda Miid Kooxda Iskaga Tegaaya hienze Ayaa La Shegaya Inu Adaayo kooxda Real Madrid Ee Dalka Spain Ciyaartoga Ayaa Aad Loo Filayaa Inu UU Anba baxo kooxda Real Madrid Hienze ayaa La Is Oraan Karaa Waa Dhamateey Xiligisi Kooxda Manutd Ciyartooyga Oo Hore Uga Yimid Kooxda P.S.G Ee Dalka France Ayaa

    Uu Soo Waregeey Kooxda Manchester United Horyaalki 2004/2006 Waxana Uu U Safanayeey Manchester Muudo 3Sano Aah hadaba Hienze Oo Reer Argentina Ayaa Uu Muqda Miid Uu Hayamaya Dalka

    www.jamjam.vip-blog.com

    jamjam.vip@gmail.com

    Qore Amiir Ali

     

     






    XUULKA ENGLAND CIYAARTA BRA

    29/05/2007 10:13

    XUULKA ENGLAND CIYAARTA BRA


    England VS Brazil

    Xulka wadanka Egland Ayaa La Ciyaraya Maliinta Jimcada Xuulka

    Wadanka Brazil Ee Aadka Ugu Adaay Dhanka Kubada Cagta Dalka Brazil

    Waa Wadan KU Wanagsan KUbada Cagta Lehna Ciyartooy wanagsan Sida

    Kaka , Ronaldo . Ronaldinho , Robinho Iyo Dida

    Dhanka England Waxeey Leyahiiin Ciyartoo Aad Uu qaali Aah SIda David Beckham

    Hadaba Egland Waxa Uu Safaan Doona Ciyartaas Ciyartoo Cusub OO Mudo Aan

    Lagu Araag Dhanka Kubada Cagta Ee England Sida D.beckham Iyo Alan Smith

    England squad vs Brazil (Wembley, 1 June), Estonia (Tallinn, 6 June)

    Robinson (Spurs), Carson (Liverpool), Green (West Ham); Neville (Everton),

    Ferdinand, Brown (Man Utd), Terry, Bridge Chelsea), Carragher (Liverpool),

    Dawson, King (Spurs), Shorey (Reading); Beckham (Real Madrid), Gerrard (Liverpool),

     Jenas, Lennon (Spurs), Lampard, J Cole (Chelsea), Bentley (Blackburn),

    Carrick (Man Utd), Downing (Middlesbro), Dyer (Newcastle); Crouch (Liverpool),

    Owen (Newcastle), Smith (Man Utd), Defoe (Spurs).

    Hadaba England Laba Ciyaarood Ee Brazil Iyo Estonia Waa

    Ciyaaro aad Uu adaag Ruun Ahanti

    They will also take on Jamaica on Saturday 3 June - the last match they will play before flying out to Germany for the World Cup.

    Xulka England  OO Xariiftamaya

    David Becham Oo Lagu Celiyeey Xulka Qaranka England

    Manager Sven-Goran Eriksson gives his boys a team talk.

    Xulka wadanka England OO Ku tashanaya Ciyaarta Brazsil

    Captain David Beckham looks nice and relaxed as he warms up.

    David Beckham Oo Alamito Wata Wembely

    Alan Smith Oo Lagu Soo Dareey CIyartooyga Safaan Doona

    Kulanka Aadka Uu Weyn Ee England Iyo Brazil

    Brazil Team Photo By Jamjam.vip-blog.com

    Estonia Gool hayaha Estonia Oo isku Diyarinaya Kulanka 

    Qaranka England Waa Gool haye  Mart Poom

    Www.jamjam.vip-blog.com

    jamjam.vip@gmail.com

    Xuquuqda Sawirada waa vip-blog

    Qoraha Website-ka waa jamjam

    Paris France






    NEWAS OF THE FOOTBALL

    28/05/2007 10:56

    NEWAS OF THE FOOTBALL


    Boqorka Kubada Cagta  Addunka Ee Pelle Ayaa Tilmameey Inu Filaayo Xiddiga Kooxda Manchester United Iyo Xuulka Qaranka Ee Portugal C.Ronaldo Inu Noqoon Doono Xiddiga Addunka Pelle Ayaa Tilmameey Inu ROnaldo Yahay Xiddig Farsamo Saare Leeh Oo Kubada Cagta Addunka La Yamiid Xirfado Wanagsan OO Cajiiba Ronaldo waa Ciyaarto Mustaqbaal Ku leeh Kubada Cagta Addunka Siadasai waaxa Dhaheey Pelle  Oo UU Waramaya Saxafada Dalka Portugal

    Pelle Iyo Cronaldo

    Ciyaar Yahaanka Kooxda Chelsea Ahana Cpt Kooxda Chelsea John Terry  Ayaa Uu Shegeey Sky sports Inu Cronaldo ayahay Ciyartooyga Sandka ee Horyalka Premier Ship Isla Markana Uu Ronaldo Istahiilo Ciyaryahaanka Addunka Ee Sanadka SIdasi waxa Dhaheey John Terry Oo Chelsea Uu Ciyaara  Terry Waa Ciyaaryahanki Sadexaad Oo Ka Miid Ah Xiddigaha Addunika Oo Coodkoda Siyeey Ronaldo Sanadka Waana Ciyaar yahaan Uu Ciyaara Xuulka Qaranka England

     Sawirka John Terry

     

    jamjam.vip@gmail.com

    www.jamjam.vip-blog.com






    1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 | Page suivante | Fin
    [ Annuaire | VIP-Site | Charte | Admin | Contact jamjam ]

    © VIP Blog - Signaler un abus