SOMALIA MAXA HEYSTA
aniga iyo boqolaal Somalia w axan is dhahi karaaya shirka Somalia ku balaan santahay magaalo madaxda wadanka ee moqadishu waa mid qaali Aah
madamo la iskugu kenaaya Odayaal Dhaqaanka Somalia Taasi waan Dhahi karayaa Waa guul iyo Fursaad Daad 17Sano isku laynayeey Xanuunka Qabiilka
waxan Dhahi karaaya Waxa Daawo uu noqon karaaya in la iskugu keeno Odayaal Dhaqaanka Somaliyeed
Dhanka Dowlad DFKG Somalia Waxan Dhahaya Waxay SOmaliaya Ku Burburtay Oo Hurumar uu gaari Weysey Waa Dhibatada Qabiilka
Cadalaad Daro Iyo Aqoon La’aan I.W.M
Marka Waxan dhahaya dowlada Somaliyeed ha uso xusho dadka ku qeyb galaya shirka sii Cadalaad iyo Sinaan ah
Dhanka odayaal Dhaqaanka Waa ineey Is Cafiyaan oo belaha Eey Matalaan aay heshiyaan oo is Cafiyaan si dhab aah
Waxan kale oo dowlada uu shegayaa ineey ka qeyb galiyaan shirka
Daadka ka soo horjeeda iyo iyadoon la egeeyn waxii hore
Dhanka Daadka somalida aah wooda fodaada iyo qaraxyada waxan leeyahay hadi aad sii wadan waxa dhacaya inu waadan keenu noqoon doono sida wadanka ciraaq oo kale
Hadi aad eey donayaan daadka wada dhibka ineey ethopoia iskaga baxdo Somalia waa ineey dowlada Ku Biraan Lana Shaqeeyn
Marka Ka Diib Ethopia waxay ku qasbaan tahay ineey Somalia iskaga baxdo Lakiin hadi maliin Aay Sii wadan Dhibkaan waxa Dhimanaya maliin walba Qof Somalia oo aan waxba galabsan
Hadaba Somaliyeey Tashada oo maliin walba yaan la idiin taliin
Write Yusuf
Maxay Soomaaliya ku Heshiin karta>
· Ku Dhaqanka Sharecada islamka
· Cadalada oo lagu Dhaqmo
· Qabiilka Oo La jojiyo
· Dib iskugu celiinta Hantida La kala Dhacaay
Maxay Somaliyi Ku Dagaalantay >
· Aqoon la’aan
· Musuq-Masuq
· Cudur Qabiil
· Cadalaad Daro
Hadaba Waxa Kale Oo Ka Miid Aah Dhibatada Somalia Haysata Ila Manta
Waa Fahaan La’aan Dowlaad Nimo OO aan Shaqsi Somalia ahi Fahmiin Micnaha Dowlaada Oo hadi Shaqsi Somalia la Doorto waa Reer Hebeel Iyo Reer Hebeel Miya Noo Taliinaya Anaga waa Dhibka Somalia
Taasi Dhaab ahaan waxa kenaaya Aqoon La’aanta Micnaha Dowladeed
Hadaba Waxan U Dardarmaya Somalida
(Somalia Waa Somalia ) Taasi Ha La Fahmo Cudurka Qabiilkana ha La iska Tirtiro
ILLAHAY HA INA WAFAJIIYO WADADA KHAYRKA
AMIIN AMIIN .
Please Help The PEace Of Somalia
Www,jamjam.vip-blog.com
jamjam.vip@gmail.com