Boqorka Kubada Cagta Addunka Ee Pelle Ayaa Tilmameey Inu Filaayo Xiddiga Kooxda Manchester United Iyo Xuulka Qaranka Ee Portugal C.Ronaldo Inu Noqoon Doono Xiddiga Addunka Pelle Ayaa Tilmameey Inu ROnaldo Yahay Xiddig Farsamo Saare Leeh Oo Kubada Cagta Addunka La Yamiid Xirfado Wanagsan OO Cajiiba Ronaldo waa Ciyaarto Mustaqbaal Ku leeh Kubada Cagta Addunka Siadasai waaxa Dhaheey Pelle Oo UU Waramaya Saxafada Dalka Portugal


Pelle Iyo Cronaldo
Ciyaar Yahaanka Kooxda Chelsea Ahana Cpt Kooxda Chelsea John Terry Ayaa Uu Shegeey Sky sports Inu Cronaldo ayahay Ciyartooyga Sandka ee Horyalka Premier Ship Isla Markana Uu Ronaldo Istahiilo Ciyaryahaanka Addunka Ee Sanadka SIdasi waxa Dhaheey John Terry Oo Chelsea Uu Ciyaara Terry Waa Ciyaaryahanki Sadexaad Oo Ka Miid Ah Xiddigaha Addunika Oo Coodkoda Siyeey Ronaldo Sanadka Waana Ciyaar yahaan Uu Ciyaara Xuulka Qaranka England
Sawirka John Terry
jamjam.vip@gmail.com
www.jamjam.vip-blog.com