| Accueil | Créer un blog | Accès membres | Tous les blogs | Meetic 3 jours gratuit | Meetic Affinity 3 jours gratuit | Rainbow's Lips | Badoo |
newsletter de vip-blog.com S'inscrireSe désinscrire
http://jamjam.vip-blog.com


JAMJAM
VIP Board
Blog express
Messages audio
Video Blog
Flux RSS

JAMJAM

VIP-Blog de jamjam
  • 81 articles publiés
  • 3 commentaires postés
  • 1 visiteur aujourd'hui
  • Créé le : 08/01/2007 14:58
    Modifié : 02/06/2007 11:03

    Garçon (21 ans)
    Origine : Welcome This Website
    Contact
    Favori
    Faire connaître ce blog
    Newsletter de ce blog

     Septembre  2025 
    Lun Mar Mer Jeu Ven Sam Dim
    01020304050607
    08091011121314
    15161718192021
    22232425262728
    29300102030405

    News Of Sports

    27/05/2007 16:27

    News Of Sports


    WARARKA CIYARAHA MANUTD

    silvester oo donaya Inu Manutd La sii Jooga Ila Sanadka Soo Socda

    Ciyartooyga M.silvester Aayaa Donaya inu Sanadka  Danbe manutd La sii Jogo Ciyaryahaankan oo Kursiga Keydka Ee manutd La Soo Derseey Ayaa Donaya Inu Koxda La sii Jooga m.silvester Aayaa Uu Dhashey Wadanka France Waana Ciyartoooy Ka Ciyara Dhanka Khadka Difaca Ee Manutd

     Sawirka M.silvester 

    Ciyaartooyga owen hargreaves Ayaa la Shaciyeey Inu Imaandono Marka uu Furmo Suuqa kala Iib Siga Ciyartooyga Kooxda Caanka Aah Ee manchester United Ciyartooygan Oo ka Miid aah Xiddigaha Xulka Qaranka England Iyo Kooxda Caanka aah Ee Reer Germany Bayer munich Ayaa Imaan Doona Kooxda Manutd lacaag Dhaan $19 Million Dollar Ayaa La Shaciyeey Inu Ku Aadi Doono manutd Ciyaartooygaan Oo Asaaslisa aah Canada Ayaa KU biiri Doona Xiddiugaha Manchester Ee Sanadka Soo Socda

    Bayern midfielder Owen Hargreaves Sawirka Ciyartooyga  owen hargreaves

    www.jamjam.vip-blog.com                                                                                                                                           

    jamjam.vip@gmail.com

    Fadlaan Hadi Aad Noo Heeyso Waax taalo Amaa Tusaale ah Noogu Soo Dir Email: jamjam.vip@gmail.com






    Premier Ship Title

    26/05/2007 10:38

    Premier Ship Title


    Liska Sanadka Ee HorYaalka England Ee Premier Ship

    P W D L F A GDPts

    1 C Manchester United 38 28 5 5 83 27 56 89
    2   Chelsea 38 24 11 3 64 24 40 83
    3   Liverpool 38 20 8 10 57 27 30 68
    4   Arsenal 38 19 11 8 63 35 28 68
    5   Tottenham Hotspur 38 17 9 12 57 54 3 60
    6   Everton 38 15 13 10 52 36 16 58
    7   Bolton Wanderers 38 16 8 14 47 52 -5 56
    8   Reading 38 16 7 15 52 47 5 55
    9   Portsmouth 38 14 12 12 45 42 3 54
    10   Blackburn Rovers 38 15 7 16 52 54 -2 52
    11   Aston Villa 38 11 17 10 43 41 2 50
    12   Middlesbrough 38 12 10 16 44 49 -5 46
    13   Newcastle United 38 11 10 17 38 47 -9 43
    14   Manchester City 38 11 9 18 29 44 -15 42
    15   West Ham United 38 12 5 21 35 59 -24 41
    16   Fulham 38 8 15 15 38 60 -22 39
    17   Wigan Athletic 38 10 8 20 37 59 -22 38
    18 R Sheffield United 38 10 8 20 32 55 -23 38
    19 R Charlton Athletic 38 8 10 20 34 60 -26 34
    20 R Watford 38 5 13 20 29 59 -30 28

    Qore Yusuf Cali

    www.jamjam.vip-blog.com






    MANCHESTER GREAT PLAYERS

    25/05/2007 08:52

    MANCHESTER GREAT PLAYERS


    manchester united waxa soo maraay Ciyaarto Fara Badan Oo Xiddigaha Yusub Soo Ahaa Waxa Hadaba Kooxdaan Soo mareey Ciyartooy Iyo Tababarayaal  Cajiib Ku aah Kubada Cagta Addunka Waxana Ka Miid Aah Xiddigaha Ugu wanagsana Manchester United

    Kuwa Kaan

    Sir Bobby Charlton

    xiddigani waa Miid Ka Miid Aah Xiddigaha Manchester Iyo Xulak Qaranka England

    Denis Law

    waa Miid Ka Miid Aah Xiddigaha  Manchester Iyo Xulka  Qaranka Wadanka Scotland Denis Law

    George Best.

    waa ciyaartoo aad logu Xasuusto Kubada Qarada Yurub George Best. waxa Uu

    Ka Soo Jeeda n.ireland Waxana UuCiyarta Ku Bilabeey Manchester United George Best.

    eric cantona]

    Ooh Oh Oh eric cantona waa Ciyartooy ka goo ii Laa Niyada Manutd Iyo tariikhda Qaraada Yurub

    waa France Asaalkisa Waana Cpt eric cantona Xiddigaha tariikhda Manutd

    The United team celebrate their European Cup win over Bayern Munich in 1999

    Keane poses for reporters in 1993

    Keane lifts the FA Cup after United defeat Millwall 3-0

    Keane accepts the 2001 Premiership trophy with Sir Alex Ferguson

    Roy Keane cpt manutd

    Ryan Giggs

    Ruud Van Nistelrooy Super Star

    qore jamjam







    DAGAALO KA DHACEEY CIYARTA MILAN IYO LIVERPOOL

    24/05/2007 15:46

    DAGAALO KA DHACEEY CIYARTA MILAN IYO LIVERPOOL


    Kadiib marka Eey dhamateey Ciyaarta milan iyo liverpool ayaa waxa halkaasi ka dhaceey Dagaalo

    Uu Dhexeeya tagerayasha Liverpool Oo Careeysaan Iyo Kuwa Milan Oo Faraxsan Oo Qoslaya Milan Ayaa tagera Yasheda La Layeey Xalaay Ciyarta Ka Bacdi

    Sawiro Jamjam.vip-blog uu Ka Soo Qadeey Ciyarta Dagaladi Ka Dhaceey

    Waa Tagerayasha Milan oo La Qaracayo

    Oo KUwa Liverpool Eey Tumayaan Ciyarta Ka bacdi

    www.jamjam.vip-blog.com

     






    PHOTO MILAN

    24/05/2007 15:37

    PHOTO MILAN


    Sawirada Milan Markii Eey hanateey Horyaalka yurub Ee Sanadka 2006/2007

    Ciyaartooyga  p.maldini ayaa marki 5 Shanaad Ruxaaya Horyaalka yurub Waa Arrin Ku Cususb Ciyaraha Addunka

    maldini Oo Daa Aah Hadana Aah Horyaalka Sanadka Ee Qarada Yurub

    Waa Kuwani Sawirada Milan Ee Xlaay Ciyarti   Athens Grecce

    Photo

     

    AC Milan's defender Paolo Maldini (C) holds the trophy  after winning the Champions League football final match against Liverpool, at the Olympic Stadium, in Athens, 23 May 2007. AC Milan won 2-1.   AFP PHOTO / FRANCK FIFE (Photo credit should read FRANCK FIFE/AFP/Getty Images)

    AC Milan's team poses with the trophy  after winning the Champions League football final match against Liverpool, at the Olympic Stadium, in Athens, 23 May 2007. AC Milan won 2-0.   AFP PHOTO / FRANCK FIFE (Photo credit should read FRANCK FIFE/AFP/Getty Images)

    AC Milan's team poses with the trophy  after winning the Champions League football final match against Liverpool, at the Olympic Stadium, in Athens, 23 May 2007. AC Milan won 2-0.  AFP PHOTO / MUSTAFA OZER (Photo credit should read MUSTAFA OZER/AFP/Getty Images)

    AC Milan's defender Paolo Maldini (C) holds the trophy  after winning the Champions League football final match against Liverpool, at the Olympic Stadium, in Athens, 23 May 2007. AC Milan won 2-0. AFP PHOTO / FRANCK FIFE (Photo credit should read FRANCK FIFE/AFP/Getty Images)

    ATHENS, GREECE - MAY 23:  Filippo Inzaghi of Milan celebrates after scoring his teams second goal during the UEFA Champions League Final match between Liverpool and AC Milan at the Olympic Stadium on May 23, 2007 in Athens, Greece.  (Photo by Jamie McDonald/Getty Images)

    ATHENS, GREECE - MAY 23:  Filippo Inzaghi (L) of Milan scores his teams second goal past the diving Pepe Reina (R) of Liverpool during the UEFA Champions League Final match between Liverpool and AC Milan at the Olympic Stadium on May 23, 2007 in Athens, Greece.  (Photo by Alex Livesey/Getty Images)

     

    Photo

    Photo

    Milan Oo Dabaal Degeysa Horyaalka

    Qaarada Yurub Ee Uefa Champions

    Milan  Vs Liverpool

    Inzaghi 45.82 vs d.kuyt88

    www.jamjam.vip-blog.com

    profjamjam@hotmail.com

    paris France

     

    A C M I L A N

    WINNER OF THE CHAMPIONS






    Début | Page précédente | 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 | Page suivante | Fin
    [ Annuaire | VIP-Site | Charte | Admin | Contact jamjam ]

    © VIP Blog - Signaler un abus