WARARKA CIYARAHA MANUTD
silvester oo donaya Inu Manutd La sii Jooga Ila Sanadka Soo Socda
Ciyartooyga M.silvester Aayaa Donaya inu Sanadka Danbe manutd La sii Jogo Ciyaryahaankan oo Kursiga Keydka Ee manutd La Soo Derseey Ayaa Donaya Inu Koxda La sii Jooga m.silvester Aayaa Uu Dhashey Wadanka France Waana Ciyartoooy Ka Ciyara Dhanka Khadka Difaca Ee Manutd
Sawirka M.silvester
Ciyaartooyga owen hargreaves Ayaa la Shaciyeey Inu Imaandono Marka uu Furmo Suuqa kala Iib Siga Ciyartooyga Kooxda Caanka Aah Ee manchester United Ciyartooygan Oo ka Miid aah Xiddigaha Xulka Qaranka England Iyo Kooxda Caanka aah Ee Reer Germany Bayer munich Ayaa Imaan Doona Kooxda Manutd lacaag Dhaan $19 Million Dollar Ayaa La Shaciyeey Inu Ku Aadi Doono manutd Ciyaartooygaan Oo Asaaslisa aah Canada Ayaa KU biiri Doona Xiddiugaha Manchester Ee Sanadka Soo Socda
Sawirka Ciyartooyga owen hargreaves
www.jamjam.vip-blog.com
jamjam.vip@gmail.com
Fadlaan Hadi Aad Noo Heeyso Waax taalo Amaa Tusaale ah Noogu Soo Dir Email: jamjam.vip@gmail.com