| Accueil | Créer un blog | Accès membres | Tous les blogs | Meetic 3 jours gratuit | Meetic Affinity 3 jours gratuit | Rainbow's Lips | Badoo |
newsletter de vip-blog.com S'inscrireSe désinscrire
http://jamjam.vip-blog.com


JAMJAM
VIP Board
Blog express
Messages audio
Video Blog
Flux RSS

JAMJAM

VIP-Blog de jamjam
  • 81 articles publiés
  • 3 commentaires postés
  • 1 visiteur aujourd'hui
  • Créé le : 08/01/2007 14:58
    Modifié : 02/06/2007 11:03

    Garçon (21 ans)
    Origine : Welcome This Website
    Contact
    Favori
    Faire connaître ce blog
    Newsletter de ce blog

     Septembre  2025 
    Lun Mar Mer Jeu Ven Sam Dim
    01020304050607
    08091011121314
    15161718192021
    22232425262728
    29300102030405

    The J

    14/03/2007 07:28

    The J


    michael jackson

    xage ku danbeyeey xidigi caanka ahaa ee reer mareykaan m.jackson

    ruun ahanti noloshu waa wax la yaab leh hadba meel ayeey ka tuseeysa sidasi waxa yari jackson oo

    marka uu waramayeey prof jamjam waxan la yabanahay waxan isu bedeleey ayu yari jackson

    fanankan oo caan ka ahaa musica iyo heesaha amerikanka ayaa lagu      edeyeey dhowr jeer

    inu fara xumeyeey caruur yar yar

    lakiin jackson waa ankireey arimahaas oo dhan

    "" waxaba kama jiraan ariinta waa miid lagu donayeey in la igu cebeeyo ''' ayuu dhahay jackson

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

    www.jamjam.vip-blog.com

    profjamjam@hotmail.com

    amritaworld@hotmail.com






    XALAADA SOMALIA

    13/03/2007 14:42

    XALAADA SOMALIA


    Daqiiqado ka hor ayaa waxaa ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho cutubo ka tirsan ciidammada dalka Yugaandha oo nabad ilaalin ahaan u yimid Soomaaliya.

    Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa waxaa soo gaarsiiyay ciiammadaan diyaarad weyn iyadoo diyaaradda ay hareer socdeen diyaaradaha Helicopter-ka loo yaqaan, waxaana la sheegay inay ilaalo ka yihiin. magalo madaxda somalia ee moqadishu  cidamadaan waxa soo dhaweyeey dhamaan dadweynaha magalada muqadishu iyo qayba ka miida qabqablayashi hoore ee somalia
    maxa laga filaya cidanka wadanka uganda
    waxa laga filaaya cidamada dalka uganda ineeey soo celiyaan nabad gelydada dalka somalia gaar ahaan mgalo madaxda dalka somalia oo eey regediyeen qaraxyo iyo qabqablayaal hore dhamaan dadka dalka somalia weey niyaad weyn uu hayaan cidamada dalka uganda iyo kuwa harsaanba baal ineey waxuun ka tusaan dadka dalkaan oo 16sano eey qasayeen dhiig miirtayaal hore
    amiin ma ahaan jelesha putland
     
    waxa dhawaan magalada garoowe ka dhaceey iin sii toosa oo loo jeedo logala baaxo maxabiis daadna lagu laayo hadaba ma iis dhahi karna amiin ma ahaan jelesha putland oo uu madaxweyne ka yahay caade gabow muuse boqor oo aah nin isagu nolosha dadka putland ka jeceel kursiga uu ku fadhiyo ee garowe la yaab ma laha oo reer oo somalia walba waxu jecel yahay kursigisa iyo ina adeerkisa waa wax inaa regediyeey
    YUSUF ALI ADAN QORE PROFJAMJAM





    Prof JamJam iyo Aishwarya Rai

    13/03/2007 14:38

    Prof JamJam iyo Aishwarya Rai


    Aishwarya Rai - aishwarya_rai_051.jpgYUSUF ALI ADAN 

    gabadha sanadka ee bollywoodka aishwarya rai iyo profjamjam qoraga somaliyeed

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

    www.jamjam.vip-blog.com

    profjamjam@hotmail.com






    YUSUF ALI ADAN

    13/03/2007 08:30

    YUSUF ALI ADAN


    Calanka somallia

    PROFJAMJAM

     

     

     

                                                                                                             

     






    PROFJAMJAM OO UU MAHAD CELIYEEY ROONEY

    13/03/2007 08:28

    PROFJAMJAM OO UU MAHAD CELIYEEY ROONEY


    1.JPG

    profjamjam ayaa uu mahad celiyeey weyne rooney
    xididga kooxda manchester united ayaa uu amaan uu soo
    jediyeey profjamjam oo shegey inu rooney yahay ciyaar yahan
    mustaaqbaal leeh dhanka kubada caagta

     

     

     

     

     

     

     

     

    www.jamjam.vip-blog.com






    Début | Page précédente | 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 | Page suivante | Fin
    [ Annuaire | VIP-Site | Charte | Admin | Contact jamjam ]

    © VIP Blog - Signaler un abus