Daqiiqado ka hor ayaa waxaa ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho cutubo ka tirsan ciidammada dalka Yugaandha oo nabad ilaalin ahaan u yimid Soomaaliya.
Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa waxaa soo gaarsiiyay ciiammadaan diyaarad weyn iyadoo diyaaradda ay hareer socdeen diyaaradaha Helicopter-ka loo yaqaan, waxaana la sheegay inay ilaalo ka yihiin. magalo madaxda somalia ee moqadishu cidamadaan waxa soo dhaweyeey dhamaan dadweynaha magalada muqadishu iyo qayba ka miida qabqablayashi hoore ee somalia
maxa laga filaya cidanka wadanka uganda
waxa laga filaaya cidamada dalka uganda ineeey soo celiyaan nabad gelydada dalka somalia gaar ahaan mgalo madaxda dalka somalia oo eey regediyeen qaraxyo iyo qabqablayaal hore dhamaan dadka dalka somalia weey niyaad weyn uu hayaan cidamada dalka uganda iyo kuwa harsaanba baal ineey waxuun ka tusaan dadka dalkaan oo 16sano eey qasayeen dhiig miirtayaal hore
amiin ma ahaan jelesha putland
waxa dhawaan magalada garoowe ka dhaceey iin sii toosa oo loo jeedo logala baaxo maxabiis daadna lagu laayo hadaba ma iis dhahi karna amiin ma ahaan jelesha putland oo uu madaxweyne ka yahay caade gabow muuse boqor oo aah nin isagu nolosha dadka putland ka jeceel kursiga uu ku fadhiyo ee garowe la yaab ma laha oo reer oo somalia walba waxu jecel yahay kursigisa iyo ina adeerkisa waa wax inaa regediyeey

QORE PROFJAMJAM