
michael jackson
xage ku danbeyeey xidigi caanka ahaa ee reer mareykaan m.jackson
ruun ahanti noloshu waa wax la yaab leh hadba meel ayeey ka tuseeysa sidasi waxa yari jackson oo
marka uu waramayeey prof jamjam waxan la yabanahay waxan isu bedeleey ayu yari jackson
fanankan oo caan ka ahaa musica iyo heesaha amerikanka ayaa lagu edeyeey dhowr jeer
inu fara xumeyeey caruur yar yar
lakiin jackson waa ankireey arimahaas oo dhan
"" waxaba kama jiraan ariinta waa miid lagu donayeey in la igu cebeeyo ''' ayuu dhahay jackson
www.jamjam.vip-blog.com
profjamjam@hotmail.com
amritaworld@hotmail.com