| Accueil | Créer un blog | Accès membres | Tous les blogs | Meetic 3 jours gratuit | Meetic Affinity 3 jours gratuit | Rainbow's Lips | Badoo |
newsletter de vip-blog.com S'inscrireSe désinscrire
http://jamjam.vip-blog.com


JAMJAM
VIP Board
Blog express
Messages audio
Video Blog
Flux RSS

JAMJAM

VIP-Blog de jamjam
  • 81 articles publiés
  • 3 commentaires postés
  • 1 visiteur aujourd'hui
  • Créé le : 08/01/2007 14:58
    Modifié : 02/06/2007 11:03

    Garçon (21 ans)
    Origine : Welcome This Website
    Contact
    Favori
    Faire connaître ce blog
    Newsletter de ce blog

     Septembre  2025 
    Lun Mar Mer Jeu Ven Sam Dim
    01020304050607
    08091011121314
    15161718192021
    22232425262728
    29300102030405

    Milan Win The Champions

    24/05/2007 10:04

    Milan Win The Champions


    kooxda milan Oo Ku guleeysateey Uefa Champions

    kooxda Milan Ayaa Xalaay Ka Guleeysateey Kooxdi Mucjisada Aheeyd Ee Liverpool

    Milan oo Niyada Ku heeysa Guul Daradi Sanadki 2005   Ayaa Xalaay  Iska Mel marisaay Kooxda Liverpool

    Ciyaar Si Weyn loo soo Hagajiyeey Oo ka Dhacdeey Garoonka Athens Ee Wadanka grecce hadaba Milan Ayaa Xalay Waxa Gushaan Uu soo Hoyeey Xiddiga Dada Ah Ee

    inzaghi   hadaba Kooxda Milan

    Gushaan Eey Xalaay Garteey Kama Uu Qataneeyn Xiddiga p.Maldini oo xalaay Isaga koobka Marki ii 5Shanad

    kula Guleeysanaya Milan Horyalka champions ka hadaba kooxda milan Sido Kale Waxa uu Xidigooda kaka

    uu Ku guleeysteey kabaha Championska isaga oo Dhaliyeey 9goel Champion ka Sanadka oo Dhan

    Hadaba side Loo Kala Qadeey koobkaan taan Iyo Sanadki Ugu Horeeysey ee 1955/1956

    • 2006/2007 Milan
    • 2005/2006 Barcelona

     

  • 2004 - 2005 Liverpool
  • 2003 - 2004 Porto
  • 2002 - 2003 Milan
  • 2001 - 2002 Real Madrid
  • 2000 - 2001 Bayern
  • 1999 - 2000 Real Madrid
  • 1998 - 1999 Man. United
  • 1997 - 1998 Real Madrid
  • 1996 - 1997 Dortmund
  • 1995 - 1996 Juventus
  • 1994 - 1995 Ajax
  • 1993 - 1994 Milan
  • 1992 - 1993 Marseille
  • 1991 - 1992 Barcelona
  • 1990 - 1991 Crvena Zvezda
  • 1989 - 1990 Milan
  • 1988 - 1989 Milan
  • 1987 - 1988 PSV
  • 1986 - 1987 Porto
  • 1985 - 1986 Steaua
  • 1984 - 1985 Juventus
  • 1983 - 1984 Liverpool
  • 1982 - 1983 Hamburg
  • 1981 - 1982 Villa
  • 1980 - 1981 Liverpool
  • 1979 - 1980 Notts Forest
  • 1978 - 1979 Notts Forest
  • 1977 - 1978 Liverpool
  • 1976 - 1977 Liverpool
  • 1975 - 1976 Bayern
  • 1974 - 1975 Bayern
  • 1973 - 1974 Bayern
  • 1972 - 1973 Ajax
  • 1971 - 1972 Ajax
  • 1970 - 1971 Ajax
  • 1969 - 1970 Feyenoord
  • 1968 - 1969 Milan
  • 1967 - 1968 Man. United
  • 1966 - 1967 Celtic
  • 1965 - 1966 Real Madrid
  • 1964 - 1965 Internazionale
  • 1963 - 1964 Internazionale
  • 1962 - 1963 Milan
  • 1961 - 1962 Benfica
  • 1960 - 1961 Benfica
  • 1959 - 1960 Real Madrid
  • 1958 - 1959 Real Madrid
  • 1957 - 1958 Real Madrid
  • 1956 - 1957 Real Madrid
  • 1955 - 1956 Real Madrid
  • Hadaba Milan waa Marki 7 Ee aay Ku Guleeysato Koobkaan Horyalada Yurub

    Filippo Inzaghi proudly holds the famous trophyFilippo Inzaghi Xiddiga Milan Ee Athens

    www.jamjam.vip-blog.com






    [ Annuaire | VIP-Site | Charte | Admin | Contact jamjam ]

    © VIP Blog - Signaler un abus