kooxda chelsea ayaa ku guleysateey horyaalka ugu faca weyn aduunka ee FA Cup
shalaay ayeey Garoonka Cusuub Ee Wambley Kaga Guleysateey Horyaalka Sanadka
ee Premier ship-ka kooxda Manchester United goalka Kaliya Ee Ciyarta waxa Dhaliyeey
Xidigena Qarada Africa Ee D.Drogba 4Afar Daqiiqo Ka hor Dhamadki Waqtiga Lagu Dareey Ciyarta Chelsea ayaa marki Afraad Ku guleysaneysa FA CuP-ka Wana marki Ugu horeyseey Ee Jose Morinho
Flambard Iyo j.Terry Captain
Www.jamjam.vip-blog.com