




kooxda As Roma oo ku Guleeysateey Koobka Hoose Ee Italy Copa-Italiano
AsRoma waxa Xalaay eey Koobkaan ku aqadeey Garoonka Kooxda Inter Milan
Ee SanSiro Kadib Markii Eey 2Labo Goal iyo 1Hal Goel Eey Kooxda Inter Milan Ku Badiseey Halka CIyarti Hore Eey As Roma Ku Soo Badiseey 6Lix Goal Iyo 2Labo Goel
Hadaba Cpt F.Totti Ayaa Xalaay Ku Dabaal Degeey SanSIro

Totti Oo Koobka Ruxaaya Sansiro
www.jamjam.vip-blog.com