sevilla oo ku guleysateey horyaalka Uefa Cup ee wadamada Uruub aay dhigtaan Sevilla oo kula Ciyarteey Xalaay kooxda Espanyol Barcelona Garoonka Weyn ee Magalada Glasgow Scotland
Sevilla oo xejisateey Horyaalkeda Uefa Cup Sanadkedi labaad oo isku xigtaa
Sevilla oo aah Koxdi Labaad oo Horyaalkaan Labo sano Oo isku Xiga Qadata Marka Laga Yimado Kooxda aay
Isku Wadanka Yahiin EE Real-Madrid Sanaadadi 1984/1985 IYO Sanadki 1985/1986 oo Real Madrid
Eey Aheyd Horyaalka Uefa Sanadada
Hadaba Side Loo Kala Qateey Horyaalka Uefa Cup
Waxa Loo Kala Qadeey Horyaalka Uefa Sidaan Hoos Ku qoraan Waxa Xusiid Mudan Inu Nadigi Ugu Horetyeey
EE Qada Uefa UU aha Dalka England Nadiga Totenham Waxana Loo Kala Qadeey Sidaan Hoos Ku Qoraan
2006-2007 Sevilla
2005-2006 Sevilla
2004-2005 CSKA Moskva
2003-2004 Valencia
2002-2003 Fc Porto