Ruun ahanti Dacayeeda waa sheey
qaali ku aah wadamada reer galbeedka
waxeey badana sameeyaan dacayado ka
dhaana umada islaamka iyo dacayeedo ka dhaana
iyaagba
ruun ahanti inaga waxan anahay umaad wanagsan
mana sameeyno waxan ileehey raali ka aheeyn


ruun ahanti dacayeedahaan reer galbeedka inta oo kaliya laguma soo kubi karayo
waayo waa ka badan yahiin xiita waxeey marayaan hereey la gasho
nabiga iyo asxaabta ilaheey
www.jamjam.vip-blog.com
write jamjam