| Accueil | Créer un blog | Accès membres | Tous les blogs | Meetic 3 jours gratuit | Meetic Affinity 3 jours gratuit | Rainbow's Lips | Badoo |
newsletter de vip-blog.com S'inscrireSe désinscrire
http://jamjam.vip-blog.com


JAMJAM
VIP Board
Blog express
Messages audio
Video Blog
Flux RSS

JAMJAM

VIP-Blog de jamjam
  • 81 articles publiés
  • 3 commentaires postés
  • 1 visiteur aujourd'hui
  • Créé le : 08/01/2007 14:58
    Modifié : 02/06/2007 11:03

    Garçon (21 ans)
    Origine : Welcome This Website
    Contact
    Favori
    Faire connaître ce blog
    Newsletter de ce blog

     Février  2026 
    Lun Mar Mer Jeu Ven Sam Dim
    262728293001
    02030405060708
    09101112131415
    16171819202122
    23242526272801

    S O M A L I A 3

    12/02/2007 09:00



    muuse suudi yalaxoow

    muuse waa miid ka mida qabqablayasha ugu xuuma ee soo mara magalada moqadishu iyo gobolka banadir waxu asaal ahaan ka soo jeeda magalada xamar muuse waxuu ka xakuuma magalada muqadishu degmada madiina muuse suudi waa nin  ku caan baxaay hadaal xuumi wax taar la'aan iyo inu mar walba ka hadlo afka qabiilka ...

    maxamed qanyare afraax

    maxamed qan yare waa qabqable kale oo ka tirsaan qabqablayasha xamar ku gamureeey ee aan wax dana uu heyniin shacabka somalia waana nin ku dhereya beshisa oo daneheda uu adeega waa nin halisa marka dhinac loo eego waayo waxu uu shaqeeya beel oo quura ee uma shaqeeyo shacabka somalia waa  qabqable kol miyu shacaab uu shaqeyn laha waa ....uhhh

    waxa idin la soo socodsiin dooona hadba magacyada dhiig mirtayasha somalia one to one






    [ Annuaire | VIP-Site | Charte | Admin | Contact jamjam ]

    © VIP Blog - Signaler un abus