somalia iyo 1991 ka bacdi
somalia waxeey gasheey 1991 dagaal sookeeye oo ka bilowdeey dhamaadki 1991 ruun ahnti somalia waa wadan uu marki hore ka jireey xukuun aad uu wanagsan oo uu mahadeda leyaahay mdaxweyne maxamed siyaad barre somalia marku ka bilowdeey dagalka sokeeye waxa laga jooga 16 sano ruun ahanti waxay somalia badani ku hana qadeey burburka iyo qaharka dagalada mana garanayaan waaxa dowladi gudo iyo wa xeey gashooba ruun ahanti taasi waa dhibatada heysata dadka somalia ee aay uu heshiin la yahiin waxana uu arka inaay tahay dhibka manta ka jira dalkaaan oo aah wadan la is dhahi karo waa wadamada africa kuwa ugu qanisaaan somalidu garaan mayaan danohooda ruun ahantina waa dhibka jira taasi
1991 iyo qabqab layashi dagalka somalia
qab-qablayasha dagalka somalia waxa ugu horeyeey
gen maxamed faraax ceydiid
waxu ahaa nin uu uu cadyahay inaay usc ku guleeysato inaay wadanka xukunto waxuna ka soo jedeey beleha xamar ku dhaqaan oo degaan
cali mahdi maxamed
waxu ahaa ninki lagu soo dortaay shirki somaliada ee dalka jabouti lagu soo dortaay waxuna ahaa madaxweyne la rabeey oo maraykanka aay wateen waxuna asalkisu ka soo jedeey magalada xamar
Ruun ahanti intaan oo kaliya ma ahaan raga somalia ku abuuraay dagalada iyo dhibatada ee waa ka badan yahiin waxan idin soo gudbiin doona inta dhimaan malmaha soo socda la socood wanagsan .....................................